Anmälan om modersmålsstöd - förskola, somaliska

WATGELINTA BAAHIDA TAAGEERADA AFKA
HOOYO EE DHAQDHAQAAQA
XANNAANADDA/FASALKA XANNAANADDA
Sannadwaxbarashadeedka
Haddii mid waalidiinta kamid ah ama labadooda ba ay ku hadlaan af an ahayn af-iswiidish, afka
kalena uu qoysku maalin kasta kula hadlaan ubadkooda, waxaa cunugga la siin karaa taageerada
afka hooyo waa haddii
 cunugga da’diisa u dhaxayso 4-6 sano, afka hooyo na uu sii fiican u yaqaanno
 waalidiinta ay ubadkooda u doonayaan inu helo taageerada afka hooyo
 la heli karo macallin xilkaas ku habbon
 tirada carruurta doonayso taageerada afka hooyo aysan ka yarayn shan carruur
Cilmi-baaris waxaa lagu shaacbixiyay in cunugga hab joogto ah ugu ka qaybgalay wax ku barashada
afka hooyo uu
 af-iswiidish si fiican u barto
 erey ku tilmaamida waxyaalaha qaarkood u ku fiican yahay
 helo shahaado fiican maadooyinka af-iswiidishka, af-ingriisiga iyo xisaabta
 helaya horumar-aqoonsi
Warbixin-shaqsiyeedka cunugga
Saddexda magac
Tobbanka lambar ee
aqoonsiga
Afka hooyo
Xannaanadda u ku malaysan yahay
Waaxda
Warbixin ku saabsan waalidka
Saddexda magac
Adreeska
Lam. Tal.
Adreeska boostada (degmada iyo lam. boostada)
Saddexda magac
Adreeska
Lam. Tal.
Adreeska boostada (degmada iyo lam. boostada)
Saxiixa waalidka
Goobta iyo taariikhda
Saxiixa
Goobta iyo taariikhda
Saxiixa
Foomka oo buuxsan waa innaad xannaanadda u keenta ugu dambeenti 7/5
Warbixin-shaqsiyeedka kor ku xusan waxaa laga diiwan gelin doona maamulka degmada, waxaana loola dhaqmi doona hab
waafaqsan Xeerka Warbixin-shaqsiyeedka (SFS 1998:204).
Laholms kommun, la soo saaray 2, feb. 2011, somaliska förskola