Kaalay kalluunyada la qaxweey ”Fika med fiskar” Waxaan ka arrinsan doona Xaqa u qof kasta u leeyahay goobaha guud [allemansrätt] iyo xayawaanada ku nool badda [västerhavet] 11.00 Badeenna, xaqa qof kasta u leeyahay daryeelidooda. Hogaamin xiriir la leh Xaqa u qof kasta u leeyahay goobaha guud [allemansrätt] iyo Caqli-adeegsashada guud ee qof kasta adeegsado badda iyo agagaarkeeda. Waxaanu idin tusin doona kana sheekayn doona xayawaanada ku nool badda [västerhavet]. Hogaaminta waxaa lagu soo gabagabayn doonaa wada qaxwayn. Hogaaminta waxaa lagu qaban doona goobta kulamada [Blågyltan]. Waxaa goobjoog noqon doono turjubaan af-soomaaliga ku hadla. 11.30 Raashin-siinta maanta 12.00 Badeenna, xaqa qof kasta u leeyahay daryeelidooda. Hogaamin xiriir la leh Xaqa u qof kasta u leeyahay goobaha guud [allemansrätt] iyo Caqli-adeegsashada guud ee qof kasta adeegsado badda iyo agagaarkeeda. Waxaanu idin tusin doona kana sheekayn doona xayawaanada ku nool badda [västerhavet]. Hogaaminta waxaa lagu soo gabagabayn doonaa wada qaxwayn. Hogaaminta waxaa lagu qaban doona goobta kulamada [Blågyltan]. Waxaa goobjoog noqon doono turjubaan af-carabi ku hadla. 12.30 Booqasho hogaamin leh oo ku saabsan libaax-badeedyada 13.00 Badeenna, xaqa qof kasta u leeyahay daryeelidooda. Hogaamin xiriir la leh Xaqa u qof kasta u leeyahay goobaha guud [allemansrätt] iyo Caqli-adeegsashada guud ee qof kasta adeegsado badda iyo agagaarkeeda. Waxaanu idin tusin doona kana sheekayn doona xayawaanada ku nool badda [västerhavet]. Hogaaminta waxaa lagu soo gabagabayn doonaa wada qaxwayn. Hogaaminta waxaa lagu qaban doona goobta kulamada [Blågyltan]. Waxaa goobjoog noqon doono turjubaan af-dari ku hadla. 13.30 Raashin siinta kalluumada 14.00 Badeenna, xaqa qof kasta u leeyahay daryeelidooda. Hogaamin xiriir la leh Xaqa u qof kasta u leeyahay goobaha guud [allemansrätt] iyo Caqli-adeegsashada guud ee qof kasta adeegsado badda iyo agagaarkeeda. Waxaanu idin tusin doona kana sheekayn doona xayawaanada ku nool badda [västerhavet]. Hogaaminta waxaa lagu soo gabagabayn doonaa wada qaxwayn. Hogaaminta waxaa lagu qaban doona goobta kulamada [Blågyltan]. Waxaa goobjoog noqon doono turjubaan af-bashir ku hadla. 14.30 Bandhigida taabashada kalluunyada ku dhex jira weelka qarshaha 15.00 Badeenna, xaqa qof kasta u leeyahay daryeelidooda. Hogaamin xiriir la leh Xaqa u qof kasta u leeyahay goobaha guud [allemansrätt] iyo Caqli-adeegsashada guud ee qof kasta adeegsado badda iyo agagaarkeeda. Waxaanu idin tusin doona kana sheekayn doona xayawaanada ku nool badda [västerhavet]. Hogaaminta waxaa lagu soo gabagabayn doonaa wada qaxwayn. Hogaaminta waxaa lagu qaban doona goobta kulamada [Blågyltan]. Dhaqdhaqaaqyadaas ka sokkoow waxaa maalintaas oo idil aagga goobta kulamada yaallo miis lagu mashquuliyo carruurta. Ku qaxwaynta/shaah-cabbida goobta kulamada [Blågyltan] iyo dhaqdhaqaaqa idil waa lacag la’aan. Dowladda hoose Lysekil waxay dhammaan qoysaska leh carruurta dhigata Dugsiyada biloowga/hoose/dhexe lacag la’aan ayay maalmahaas goobaha ku geli karaan. Cunugga waxaa laga doonayaa in uu sito kaarka dugisga, kaddib isaga iyo waalidiintiisa ba lacag la’aan ayay goobta ku geli karaan. Waxaan xaq ku leenahay wax ka beddelida barnaamijka kor ku xusan.