WATGELINTA BAAHIDA WAX KU BARIDA AFKA HOOYO EE DUGSIYADA BILOOWGA/HOOSE/DHEXE Sannadwaxbarashadeedka Haddii mid waalidiinta kamid ah ama labadooda ba ay ku hadlaan af an ahayn af-iswiidish, afka kalena uu qoysku maalin kasta kula hadlaan ubadkooda, waxaa ardayga la siin karaa wax ku barida afka hooyo waa haddii ardayga afka hooyo sii fiican u yaqaanno ardayga uu doonayo inu helo wax ku barida afka hooyo la heli karo macallin xilkaas ku habbon tirada ardayda doonayso wax ku barida afka hooyo aysan ka yarayn shan arday Cilmi-baaris waxaa lagu shaacbixiyay in ardayga hab joogto ah ugu ka qaybgalay wax ku barashada afka hooyo uu af-iswiidish si fiican u barto erey ku tilmaamida waxyaalaha qaarkood u ku fiican yahay helo shahaado fiican maadooyinka af-iswiidishka, af-ingriisiga iyo xisaabta helaya horumar-aqoonsi Warbixin-shaqsiyeedka ardayga Saddexda magac Tobbanka lambar ee aqoonsiga Afka hooyo Dugsiga u ku malaysan yahay Sannad-dugsiyeedka Warbixin ku saabsan waalidka Saddexda magac Adreeska Lam. Tal. Adreeska boostada (degmada iyo lam. boostada) Saddexda magac Adreeska Lam. Tal. Adreeska boostada (degmada iyo lam. boostada) Saxiixa waalidka Goobta iyo taariikhda Saxiixa Goobta iyo taariikhda Saxiixa Foomka oo buuxsan waa innaad xannaanadda u keenta ugu dambeenti 7/5 Warbixin-shaqsiyeedka kor ku xusan waxaa laga diiwan gelin doona maamulka degmada, waxaana loola dhaqmi doona hab waafaqsan Xeerka Warbixin-shaqsiyeedka (SFS 1998:204). Laholms kommun, la soo saaray 2, feb. 2011, somaliska grundskola