 
                                WATGELINTA BAAHIDA TAAGEERADA AFKA HOOYO EE DHAQDHAQAAQA XANNAANADDA/FASALKA XANNAANADDA Sannadwaxbarashadeedka Haddii mid waalidiinta kamid ah ama labadooda ba ay ku hadlaan af an ahayn af-iswiidish, afka kalena uu qoysku maalin kasta kula hadlaan ubadkooda, waxaa cunugga la siin karaa taageerada afka hooyo waa haddii  cunugga da’diisa u dhaxayso 4-6 sano, afka hooyo na uu sii fiican u yaqaanno  waalidiinta ay ubadkooda u doonayaan inu helo taageerada afka hooyo  la heli karo macallin xilkaas ku habbon  tirada carruurta doonayso taageerada afka hooyo aysan ka yarayn shan carruur Cilmi-baaris waxaa lagu shaacbixiyay in cunugga hab joogto ah ugu ka qaybgalay wax ku barashada afka hooyo uu  af-iswiidish si fiican u barto  erey ku tilmaamida waxyaalaha qaarkood u ku fiican yahay  helo shahaado fiican maadooyinka af-iswiidishka, af-ingriisiga iyo xisaabta  helaya horumar-aqoonsi Warbixin-shaqsiyeedka cunugga Saddexda magac Tobbanka lambar ee aqoonsiga Afka hooyo Xannaanadda u ku malaysan yahay Waaxda Warbixin ku saabsan waalidka Saddexda magac Adreeska Lam. Tal. Adreeska boostada (degmada iyo lam. boostada) Saddexda magac Adreeska Lam. Tal. Adreeska boostada (degmada iyo lam. boostada) Saxiixa waalidka Goobta iyo taariikhda Saxiixa Goobta iyo taariikhda Saxiixa Foomka oo buuxsan waa innaad xannaanadda u keenta ugu dambeenti 7/5 Warbixin-shaqsiyeedka kor ku xusan waxaa laga diiwan gelin doona maamulka degmada, waxaana loola dhaqmi doona hab waafaqsan Xeerka Warbixin-shaqsiyeedka (SFS 1998:204). Laholms kommun, la soo saaray 2, feb. 2011, somaliska förskola