Vistelsetidsschema, Somaliska Jadwalka joogitaanka Waxa loo dirayaa ama loo dhiibayaa ugu yaraan 2 toddobaad ka hor xilliga jidwalku bilaabmayo: Eslövs kommun, Barn och Utbildning, Placeringsenheten, 241 80 Eslöv. E-post: [email protected]) Jadwalku wuxuu ka bilaabmayaa Taariikh Warbixinta ilmaha Lambarqofeedka Waxa lagu meeleeyey/la joogaa Magaca dambe Magaca hore Jadwalku hadduu yahay dhowr toddobaad sheeg taariikhda Isniinta toddobaadka 1-aad Shaqadoon/Fasax waalid Shaqol’aanta iyo fasaxwaalideedka waxa la ogolyahay 15 saacadood/toddobaadkii 20 – Shaqadoon Fasaxwaalideed – Ilmaha joogi doono xannaanada/caruur dharaar hayaha/rugta xillibaashaalka isku waqti maalin kasta waxa la buuxinyaa uun toddobaadka 1-aad Tod 1 Maalinta Tod 2 Ilmaha la keenyaa Ilmaha la kaxaynayaa Maalinta Tod 3 Ilmaha la keenyaa Ilmaha la kaxaynayaa Maalinta Isn Isn Isn Tal Tal Tal Arb Arb Arb Kha Kha Kha Jim Jim Jim Tod 4 Maalinta Tod 5 Ilmaha la keenyaa Ilmaha la kaxaynayaa Maalinta Ilmaha la keenyaa Ilmaha la kaxaynayaa Ilmaha la keenyaa Ilmaha la kaxaynayaa Tod 6 Ilmaha la keenyaa Ilmaha la kaxaynayaa Maalinta Isn Isn Isn Tal Tal Tal Arb Arb Arb Kha Kha Kha Jim Jim Jim Waxa laga soo xigtay “Cashuurta iyo xeerka u dejisan xannaanada caruurta ee degmada Eslöv” Jadwalka waqtiga joogitaanka ilmaha waxa laga xisaabinayaa waqtiga shaqada/waxbarashada ilmahayaha oo ay ku jirto waqtiga uu u soo socanayo toddobaad caadi ah gudihii, mana saamaynayaan fasaxyadu ama wixii kale ee la mid ahi.